You are here

Back to top

Diiwaanka Siinley (Paperback)

Diiwaanka Siinley Cover Image
$18.35
Usually Ships in 1-5 Days
(This item cannot be returned.)

Description


Silsiladda Siinleydu waxay ku hagaagtay waqti kala-guur ah xag dhaqan, xag siyaasadeed iyo xag bulsho intaba. Waxa ay ku beegantay milay mugdi badan oo arrimahaa la xidhiidhaa uu ka jiray Soomaaliya oo askartii xukunka qabsaday wax kasta oo xorriyad ahba ay daaha u rogeen. Dadku way werwersanaayeen, waxa se arrinta waji gaar ah siiyey Af-Soomaaligii la qoray, taas oo keentay in aan wixii la tiriyo la odhan uun ee lana qoro.

Product Details
ISBN: 9781678023348
ISBN-10: 1678023345
Publisher: Lulu.com
Publication Date: March 8th, 2022
Pages: 248
Language: Somali